KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Marxuumka ayaa waxaa Jidka u galay Labo Nin oo Bastoolado watay, kuwaasi oo ku toogtay Meel u dhaw Guri uu ka degan tahay Xaafadda Via Liberia ee Degmada Waaberi, waxaana dhaawac ahaan loo geeyay Isbitaalka Daaru Shifa halkaasi oo markii danbe ku geeriyooday.
Sida Caadada ah, Gacan-ku-dhiigliyaashii dilay Marxuumka ayaa Goobta isaga baxsaday, waxaana tagay halka uu Dilka ka dhacay Ciidamada Nabad Sugida Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Howlgall aan sidaasi u weyneyn sameeyay.
Gudoomiyaha Degmada Waaberi, Maxamed Muumin Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka ay ku raadjoogaan Kooxdii dishay Gudoomiyihii Garsoorka Degmada Wardhigleey Ibraahim Xasan Maxa
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.