KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dhibaatooyinka ugu badan ayaa laga dareemayaa xeryaha ay ku sugan yihiin barakacayaasha abaarta, waxaana muuqanaya in xaalada ay tahay mid marba marka ka danbeysa aad isu sii taraya.
Dadkan ayaa ah kuwa u badan caruur iyo Haween waxaana ay ka soo firxadeen gobalada Bay, Bakool, SHABEELOOYINK iyo Gedo, waxaana dadka ay sheegeen in Alshabaab ay u diideen in sahay gargaar la gaarsiiyo dadkaasi dhibaateysan.
Ma jirto ilaa iyo hada cid sheeganeysa magac mas’uuliyadeed oo shacabkaasi daryeelkooda u istaagtay.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.