KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Afar qof ayaa ku geeriyootay madfac ku dhacay xaafada Shareeco ee degmada kaaraan waxaana sidoo kale halkaasi ku dhaawacmay in ka badan 5 ruux oo isla dadka deegaanka ah.
Dhanka kale xaafada Kax shiikhaal oo ka tirsan degmada dharkeynley madfac ku dhacay ayaa sababay dhaawaca 8 ruux oo rayid ah kuwaasoo isku qoys ahaa.
Lama oga sababta keentay in Amisom ay duqeyaan Muqdisho xili aanu jirin dagaal xoog leh oo ka socda Magaalada Muqdisho, waxaana arintani ay qeyb ka tahay talaabooyinka lagu dhibaateeyo shacabka SOomaaliyeed ee ku nool Muqdisho dagaaladana aan shaqada ku laheyn.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.