Muqdisho oo qabanqaabada Maxjar Xoolaad laga bilaabay

Waxaa maanta gudaha Magaalada Muqdsiho Dowlada KMG ah ay ka sheegtay in Magaalada lagu furay maxjar xoolaad.
Warar Keydmedia Online

Maxjarkan ayaa loogu talagalay in lagu baxnaaneyo xoolaha la doonayo in laga dhoofiyo Dakada Magaalada Muqdisho , waxaana loo asteeyay in xarunta Maxjarkaasi ay noqoto Deegaanka Jaziira ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Munaasabad arintaasi ku aadan ayaa maanta waxa ay ka dhacday Deegaankaasi jaziira waxaana ka qeyb galay mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.