KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Afhayeenka guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Cusmaan Libaax Ibraahim oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay in Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame uu ka tanaasulay musharaxnimadiisa kadib markii uu shalay baarlamaanka ka horjeediyay khudbadiisii ku aadaneyd wax qabadkiisa.
Warar hoose oo na soo gaaray ayaa sheegaya in Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame uu codadka xildhibaanada uu heysto uu ugu shibi doono Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hadda aad loo hadal hayo inuu ku guuleysto xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.