KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xildhibaannada ayaa la sheegay inay helaan lacag aad u badan kahor doorashadda, iyadoo ay codadka siiyeen Musharax loo saadaalinayay xilka ee Villa Somalia wadato.
JOWHAR, Soomaaliya - Xildhibaanada HirShabeelle ayaa C/xakiin Luqmaan u doortay inuu noqdo gudoomiyaha Baarlamaanka cusub kadib doorasho maanta ka dhacday magaaladda Jowhar.
Wuxuu helay 77 cod, halka musharaxa la tartamay Xildhibaan Goodir uu helay 21.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.