Nabadoonkii Beesha Cowrmale oo Maanta Kismaayo Lagu Dilay

Kismaayo (KON)- War deg deg ah oo magaalada Kismaayo naga soo gaaray ayaa sheegaya in ragg bastoolado ku hubeysan oo looga shakisanyahay inay Shabaab ka tirsanyihiin ay maanta magaalada ku dileen Nabadoonkii beesha Cowrmale oo kamid ah beelaha dega magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda.
Warar Keydmedia Online

Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Sheekh Maxamed Garjan waxaana uu ahaa nin da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.