KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Mr. Steve Turner waxaa Qandaraaska la wadaaga Wasiirka Khiilmooge iyo labo Nin oo lagu sheegay in ay yihiin Garyaqaano, Waxayna Soo saari doonaan Xeerkii ay Saxaafada Soo maaliyeed ku Hawl galilahey. Saxaafadda madaxabanaan ayaa ku tilmaamtay ayaan darro soo food saartay wasaaradda warfaafinta iyo Wasiirkeeda. Sharci la rabo inuu ka Dhaqan galo Dalka Soomaliya in lala hoos galo dad Ajnabi ah ayadoo ay Joogaan Boqlaal Garyaqaano Soomaaliyeed oo Tix galin lahaa Xeerka, Shuruucda iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, taas lagama Sugeyn Dawladda ay Soomaali oo dhan mar kaliya Taagertay.
Dhamaan Warbaahinta Soomaaliyeed waxay baln qaadeen in ay Qaadacaan Mashruucaan lola danleyahay kaliya in lagu Cuno ama lagu lunsado boqlaalka kun ee laga soo Qaatay Heyiadaha Caalamka laguna yiri “Xeer baan u sameyneynaa Saxafadda Soomaaliya.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.