KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Gar-gaarka ay NRC Qeybisay ayaa ahaa Boorash,Misir”Saliid, Buskudka Nafaqada iyo Marakaneecooyin loogu talo galay in Qoysaska Danyartaa.
Sargaal ka tirsan Hay’ada NRC oo la hadlay Keydmedia online ayaa sheegay in ilaa 700 oo Qoys ay ka Faa’ideysteen Deeqdaasi Hay’adu ay Qeybisay.
Sidoo kale Max’ed Wali Xuseen oo ka mid ah Dadka Gar-gaarka la gaarsiiyey ayaa sheegay in ay u mahadcelinayaan Hay’ada NRC,sheegayna in wali Baahi weyn ay qabaan.
Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ku Nool Boqolal Qoys oo ka soo Cararay Dagaallo ka dhacay Gobolka iyo Fatahada Wabiga Shabelle.
Waxaana Deeqda lagaarsiiyey aysan waxba ka tari Karin Baahida Dhanka Nololshaa ee ay qabaan Qoysaskaas danyartaa.
Keydmedia online – Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.