KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxamed Ibraahim Bakistaan oo ah xoghayaha guud ee NUSOJ ayaa sheegay inuu naxdin ku noqday maqalka dilka wariyaha, wuxuuna ku baaqay in baaris deg-deg ah lagu sameeyo.
Bakistaan ayaa tacsi u diray ehellada, qaraabada iyo saaxiibbada uu ka tagay Maxamed Ibraahim Raage.
Allaha u naxariistee Raage waxa uu ka mid ahaa wariyeyaal bishii September ee sanadkii 2009 dalka uga tagay arrimo amni, wuxuuna ku jiray wariyeyaasha qurba-joogta ah ee ku noolayd magaalada Kampala, halkaas oo uu TV-ga dowladda uga soo warrami jiray.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.