Odayaasha Dhaqanka oo isku raacay in laga dhigo tirada Baarlamaanka 275 - Xubnood

Muqdisho (Keydmedia) - Odayaasha dhaqanka ee uu Shirka uga socda magaalada Muqdisho ayaa isku raacay islamarkaana soo jeediyay qodob ka mid ah qodobo ka soo baxay shir maalmahaan magaalada uga socday kaasoo ah in tirada xubnaha baarlamaanka laga dhigo 275 xubnood, iyagoona sheegay in qodobkani ay u gudbin doonaan beesha caalamka.
Warar Keydmedia Online

Go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.