KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa caawa magacaabay Xubnaha maamuladaan ee kamid noqonaya Guddiga Doorshada Soomaaliya.
Puntland iyo Jubbaland ayaa soo caawa saqdi dhexe soo gudbiyay Guddiga laga sugayay si ay qeyb uga noqoto qabsoomida shir wadatashi oo si guud lagu xalliyo dhammaan qodobada lagu muransan yahay.
Wixii Faahfaahin ah kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.