KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Jfery Feltmaan oo ah Xoghayaha Guud ee Q/M u qaabilsan Siyaasadda ayaa ka horjeediyey Xubnaha Joogtada ah, warbixin ku sabsan arimaha Soomaaliya, Mr. Feltman ayaa Golaha ka horsheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay wado Hawlo Dhawr ah oo wax ka taraya dhinaca Sugida Amaanka Dalka, waxaayna nala tahay in ay haboontahay in aan ku dadaalno sidii D.F. Soomaaliya Gacan looga siin lahaa xoojinta Amaanka.
Ma aha markii ugu horeysay oo Q/Midoobay qabanayaan Shir ay uga hadlayaan Arimaha amaanka Soomaaliya, nasiib darasee mar walba Go’aamadu waxay noqdaan FUUNTO aan miro dhal noqon.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.