Qaar ka mid ah Dhalinyaradii Bari lagu Soo dhibay oo Hiiran Soo gaaray

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay saacadihii la soo dhaafay soo gaareen qaar ka mid ah Dhalinyaradii lagu soo dulimiyay Gobalada Bari iyo Nugaal.
Warar Keydmedia Online

ku dhawaad 200 oo ka mid ah 1500 oo dhalinyaro reer koonfureed ah oo maamul deegaameedkaasi uu ku soo xad gudbay xuquuqdoodii aheyd in ay ku noolaadaan meesha ay naftooda ku qanacday isla markaana nolashooda ay ka dabooli jireen.

Dhalinyaradan qaarkood oo la hadlay warfidiyeenka ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu xunyihiin talaabada lagu soo masaafuriyay, waxaana mid ka mid ah Dhalinyaradaasi uu xaqiijiyay in si weyn loo soo dhibaateeyay isla markaana sida xoolaha oo kale gaari lagu soo guray iyagoo aan la weydiin wax su

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.