Qaramada Midoobey oo Cambaareysay Dilkii Wariye Cabdi Xareed Ee Muqdisho

Muqdisho (KON)- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr Augustine Mahig ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii shalay magaalada Muqdisho loogu geystay allahaa u naxariistee Wariye ka howlgali jiray Idaacad Maxali ah oo Muqdisho ku taallo.
Warar Keydmedia Online

Mr Augustine Mahig waxaa uu sheegay in dilkaasi ugu dambeeyay ee loo geystay Saxafiga Soomaaliyeed uu yahay mid wuxuushnima ah oo aad u fool xun, isagoo ku hadlaya magaca Qaramada Midoobeyna ay aad uga xunyihiin.

Waxaa uu sheegay in dilka shalay loo geystay  wariye Cabdi Xareed uu qeyb ka yahay wax yaabaha ay ka faa

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.