KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir sida keydmedi Online u sheegay goob jooge.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax jugtiisa meelo badan oo Muqdisho ka mid ah laga maqlay ayaa goordhaweed ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir gaar ahaan halka loo yaqaano Laansaleeti.
Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaari uu lahaa guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, oo goobta marayay, islamarkaana uu ka bad baaday.
Kala soco KON wixii ku soo kordho xogtaan.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.