KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Goobta waxaa ka dhaw Hotel-ka Afrika oo agtiisana ku taallo Bar Koontarool oo lagu baaro baabuurta gasha Garoonka diyaaradaha.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaaladda Muqdisho.
Goobta waxaa ka dhaw Hotel-ka Afrika oo agtiisana ku taallo Bar Koontarool oo lagu baaro baabuurta gasha Garoonka diyaaradaha.
Rasaas culus ayaa dhacday qaraxa kadib, waxaana lagu soo waramayaa inuu jiro khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.