KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qarax xooggan oo goordhoweed ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland sida ay goob joogayaal sheegayaan.
Goob-joogayaal ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa Keydmedia Online u sheegay in uu Caawa saacadu markey tahay 8 PM uu Qarax xooggan ka dhacay Magaalada.
Faah-faahinta kala soco Keydmedia Online inshallaah.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.