KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo ey ku dhaawacmeen Weerarkaas.
Warar kala duwna ayaa ka soo baxey qaraxa wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino halkaasi lagu aasey halka warar qaar ay sheegyaan in uu ahaa bam gacmeed cidianka lagu tuurey.
Wali ma cada cidii ka dambeesay Weerarkaan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.