KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ciidamada ayaa laga weerar bam nooca gacanta laga tuura ah waxaana halkaasi ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira wallow aanu dad rayid ah dhibaato gaarin.
Saraakiil ka tirsan ciidamada waxa ay sheegeen in dileen mid ka mid ah kooxihii weerarka soo qaaday isla markaana mid kale ay gacanta ku dhigeen, waxaana sidoo kale dad deegaanka ay xaqiijiyeen in meydka ruux dhalinyara ah oo yaalo goobti qaraxa ka dhacay.
Inta badan deegaanada ay ka taliso dowladda ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo ceynkan oo kale ah kuwaa oo ay Dowladda sheegto in ay wax ka qaban doonto wallow aan isbadal haba yaraatee laga arkin.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.