KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qofka ku dhintay Qaraxa ayaa ahaa Ninkii dhigayay Miinada wuxuna rabay inuu ku aaso garoon lagu dheelo kubadda oo ku yaal Iskuulka loo yaqaan Garissa Primary.
Qaraxa ayaa ahaa mid Xoogan oo laga maqlay dhamaan Magaaladaasi.
Ciidamada Kenya ayaa la sheegay in qaraxa kadib ay howl gallo sameeyeen kuwaasi oo aysan caddeen dadka ay ku soo qabteen.
Xaalada Magaalada ayaa Saakay kacsan waxaana laga arkaayaa Dariiqyada Magaalada askar farabadan.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.