KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qof ku suggan magaalada Baydhabo ayaa KON u sheegay in qofka dhintay iyo labada qof ee dhaawacmayba ay ka tirsanaayeen ganacsatadii ku suggnaa suuqa qaraxa lagu weeraray.
Qaraxa ka dib waxaa goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaasoo soo qab qabtay dad aad u badan xabsiyada u taxaabeen.
Waxaaan wali hagaagin amaanka magaalooyinkii ay laga qabsaday kooxda Shabaab, sida Baydhabo, Baladweyn, Xudur, Garbahaareey iyo Baladxaawo, waxaana inta badan ka dhacay weeraro iyo qaraxyo ay waxyeello ka soo gaarto dadka rayidka ah.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.