KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxamed C/laahi Axmed oo la hadlay Keydmedia.net ayaa u xaqiijiyay in 2 ruux ay ku dhinteen mid kalana uu ku dhaawacmay qaraxaasi lagula bartilmaameedsanayay ciidamada TFG-da oo halkaasi fariisimo ku lahaa, waxaana 2-da ruux ee dhintay iyo qofka dhaawacmay oo aheyd Haweeney islamarkaana ka ak dhowaa goobta uu qaraxa ka dhacay.
Si kastaba ha noqotee waxaa markiiba goobta gaaray qaar ka mid ah gawaarida gurmadka oo loo yaqaano Umblance-ka kuwaasoo meydadka 2-da ruux iyo dhawaca Haweeneyda oo la sheegay in dhaawaceedu uu yahay mid halis ah uu qaaday xarumaha Caafimaadka.
Mas
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.