Qasaaraha shacabka ee Dagaaladii Muqdisho oo sii kordhaya

Warar dhanka caafimaadka ah ayaa sheegaya inuu aad isu sii taraya qasaaraha rayid ee Dagaaladaasi ka dhashay
Warar Keydmedia Online

Sida uu sheegay Cali Muuse Shiikh oo ah madaxa gaadiidka gurmadka Deg deg ah  waxaa dagaaladaasi ku dhaawacmay 23 Ruux oo rayid ah inta ay xaqiijiyeen,iyadoona la tilmaamayo inuu jiro dhaawacyo kale oo shacabka ay qaadeen waxaana tirada ay ka dhageysaa in ka badan 30 qof.

Wararku waxa ay sheegayaan in qiyaastii 15 Ruux ay ku geeriyoodeen dagaaladaasi, iyadoo aanay jirin cid dhabarka u ridatay mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.