Qaxootiga soomaaliyeed oo kenya ku xusay 1-da luuliya
NAIROBI(KEYDMEDIA) Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka kenya ayaa xalay munaasabad balaaran oo lagu weyneynayo 51 Sano guuradii ka soo wareegtay xiligii gobalada Koonfurta Soomaaliya ay xoriyada qaateen ayna midoobeen waqooyi iyo koonfur.
Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.

Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.