KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qaar kamid ah eheladaasi ayaa waxa ay lahadleen warbaahinta waxa ayna ku eedeyeen Ina cali gaas oo ah ninka ku fadhiya kursigii Farmaajo laga qaaday in uu yahay nin jeebka ku shubtay lacagigii uu mushaar ahaanta u siinjiray Farmaajo kadib markii wiilashoodii ay qaranka u naf waayen.
Maxamed Cabullahi maxamed Farmaajo ayaa waxa uu ahaa nin soo celiyay rejada dalka, isaga oo mushaar u qoray dad badan oo dhinbanyaal ahaa oo ay kamid ahaayeen qoysayska wiilashoodu ay difaacida dalka u getriyoodeen, naafadada ciidamnada xoogga iyo waliba hobalada qaranka, hasa yeeshee waxaas oo dhan waxaa mushaarkoodii hakiyay Ina Cali gaas oo bil uun kaliya jooga.
Dad badan oo Soomaali ah ayaa horay uga digay Magacaabistii Ina cali gaas oo xilligaan ay soo baxayaan wixii looga cabsanayay oo ahsa amusuq masuq iyo jeeb ku shaubasho hanti dadweyne.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.