KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“Dhibaatadu waa cusubtahay hadii aan laga gaarinna waa kadareysaa, waxaan balan qadayaa in dhibanayaasha wax latarayo, waxan ugu baaqayaa beesha caalamka iyo Soomaalida wax heysataahi in ay u gurmadaan kuwa caawimaada u baahan,” Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa ka sheegay dekada Weyn ee Muqdisho oo uu ku gudoomay caawinaad Imaaradka Carabtu ay ugu deeqday dadka danta yare ee Soomaalida ah.
Hadalkaan R.wasaraha ayaa waxa uu imaanayaa xilli Mark Bowden, isku dubaridaha dhanka bini aadminada ee qaranada midobay, uu sheegay in sedaxdii caruur ah ee Soomaliyeed midkood uu nafaqa darro u dhimanayo xilligaan.
Soomaaliya xilligaan waxaa ka tagan dhibaatadii ugu badneed, iyada oo ay jiraan dagaallo 20 sano socday iyo abaartii ugu darneed mudo 30 sano kabadan, kuwaas oo sababay in dad badan oo hantidoodu xoola nool ay aheyd in ay faqriyaan.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.