KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
"Tani waa arin siyaasad ay ka danbeyso laguna doonayo in wax lagu burburiyo, talaaba cad ayaan ka qaadi doonaa ragga ku xigeenada ii ah ee mar walba sheegaya waxyaabo aanay xukuumadda raali ka aheyn" sidaa waxaa BBC-da u sheegay R/wasaaraha oo codkiisa laga dheehan karay caro xoogan oo uu ka qaaday arimahan soo laalaabtay.
Todobaadkan bartamihiisii ayeey aheyd markii shiikh Aadan Madoobe oo ku xigeenada R.wasaaraha ka mid ah uu shaaca ka qaaday in Xukuumada ay ku wajahantahay Baarlamaanka, iyadoona maalintii shalay aheyd warqad xukuumada ay ku aqbashay la xisaabtanka uu baarlamaanka ka hor aqriyay C/raxmaan Iibi oo isna ka mid ah ku xigeenada R.wasaaraha.
Mr Sharma
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.