Ragg Hubeysan oo Xalay Qof Rayid Ah Ku Dilay Degmada Wadajir

Muqdisho (KON)- Ragg bastoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii suuqa-weyn ee degmada Wadajir ee gobbolka Banaadir ku tooigtay qof rayid ah kaasoo la sheegay inuu ahaa wiil dhalinyara ah.
Warar Keydmedia Online


Kooxaha dilka geystay oo la sheegay inay ahaayeen labo nin oo wajiyada soo duubtay ayaa markii ay dilka geysteen ka baxsaday goobnta.

Ilaa hadda lama garanayo sababta ay raggaasi burcada ah u dileen qofkaasi rayidka ah.

24-kii saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay 5 qof oo qaar kamid ah dadkaasina ay ka tirsanaayeen Dowladda Soomaaliya.

Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.