KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Masuul u hadlay Dowladda Beljim ayaa sheegay in bishii Agusta ee 2011 ilaa hadda ay baaritaano ku wadeen dad u dhashay dalkaasi kuwaasoo laga soo qabtay xadka Soomaaliya, waxaana la sheegay in dadkaasi la soo qabtay iyagoo ku sii jeeda dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda Shabaab.
Lix kamid ah dadka la xiray ayaa u dhashay dalka Marooko, halka inta kalena ay yihiin muwaadiniin u dhashay dalka Beljim.
Wadamo badan oo dunidda ka tirsan ayaa sidaan oo kale horay loogu qabtay ragg ajaanib ah oo Shabaab ka tirsan.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.