Rawlings: Soomaaliya Xaalad xun bay Mareysaa.

Moqadishu (Keydmedia) - Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Jerry Rawlings ayaa sheegay in haddii la joojiyo macaawinada Soomaaliya in u Dalka qatar ugu jiro inu la kulmo dhibaatooyin hor leh.
Warar Keydmedia Online
Rawlings: Soomaaliya Xaalad xun bay Mareysaa.

Ergeyga ayaa sheegay in 9.5 million oo qof kuna nool Geeska Afrika ay weli hayso Macluul, isagoo sheegay in 2.5 million oo ka mid ah Dadkaasi yihiin inta badan Dad Soomaali ah.

Jerry Rawlings ayaa arintaas ka dhex sheegay shirweyne looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha oo lagu qabtay dalka Imaaraadka carabta, wuxuuna intaasi raaciyay in baahi weyn ay shacabka Soomaaliyeed u qabaan kaalmada ay ka helaan Imaaraadka carabta.

Keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.