Raysul Wasaaraha oo Kalsooni Buuxda ka helay Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (KON) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan Cod caqlabiyad ah ku Ansixiyay Raysul-Wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo Maanta hortagay Baarlamaanka.
Warar Keydmedia Online

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Goota Joogay ayaa ka hadlay Sababta uu Cabdi Faarax Shirdoon uga dhigay R/wasaaraha.

Kullanka oo ka dhacay Xarunta Golaha shacabka ayaa waxa ay Xildhibaanada ku ansixiyeen R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon.

Wixii Faahfaahin ah fillo dhawaan

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.