KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
War Qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Kooxda Shabaab ayaa u Qornaa sidatan:”Warka Xarakada ayaa sidoo kale lagu sheegay in Maqaayadaasi ay leeyihiin shaqsiyaad cadaw ah oo gacansaar laleh mid kamid ah hay’adaha Sirdoonka wadamada Reer Galbeedka, ayna tahay goobaha laga soo maleego dhagaraha dadka Muqdisho uu cadawgu ku hayo”
Hogaamiye Beeleed Nabad doon Xirsi Cilmi Godane ayaa sheegay in Argagixisada Kooxda Shabab ay xag Alle iyo Xag Aduunyo kala kumi doonaan Abaal marin JAXIIMA.
Waxay Xasuuqeen Dad shacab ah oo aan waxba galabsan, waxay Xasuuqeen Caruur,Arday, Haween oo kuligood ahaa Muslimiin Wadada marayay oo sida Shabaab shegayo kuligood ahaayeen “Sirdoonka Engiriska ee M.I5.
Nabad Doonka ayaa ku soo gunaanaday “Shabaab ha ogaado Dharbaaxyo lagu celceliyo Jawaabteedu waa Dharbaaxyo” ayuu yiri Xersi Cilmi Godane oo ah Nabad doonka Beesha.....
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.