KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Roobabka ayaa saameyn ku yeeshay qoysaska abaaraha ka soo barakacay ee ku nool Guryaha burbursan ee magaalada waxaana dhibcda Roobaad ay aheyd mid ku dhamaatay qoysaskaasi dushooda.
Qaar ka mid ah barakacayaasha abaarta ayaa bilaabay in ay baadi goob u galaan meel ay kaga gabaadsadaan dhibicda roobka ee dhaxanta wadata.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa MUQDISHO waxaa soo gaarayay barakacayaal abaarta ka soo hayaamay, waxaana magaalada laga dareemaya qulqulka dadkaasi
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.