Sadex Musharax oo tanasulay

Muqdisho (KON) - Sadex Musharax ayaa ka tanasulay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo haatan socota.
Warar Keydmedia Online

Sedexda ayaa kala ah:

Xuseen Qaliif Jaamac

C/raxmaan C/shakuur

Bashiir Nuur Bidaar 

Faahfaahin fillo dhawaan

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.