KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxa ay shegayaan wararka oo aan kasoo xigannay ila lagu kalsoonyahay in saraakiishaasi ay maalintii shalay aheyd soo gaareen caasimada Soomaaliya.
Iyada oo aan lahubin hadafka saraakiishaasi ay dalka ku yimaadeen ayaa hadana ilaha keydmedia ay kasoo xigatay waxa ay sheegayan in ay si toos ah uga yimaaden dalka Iraq oo ay ka howl geli jireen taas oo suuragal kadhigi karta in halkaan ,Soomaaliya, ay u yimaadeen in ay dowlada KMG ay la shaqeeyaan sidii horayba ay ula shaqeyn jireen dowlada Iraq.
Horay dalka Soomaaliya waxaa ugu sugnaa saraakiil Mareykan ah oo xukuma ciidamada loo yaqaan PS-ta ee nabad sugidda kuwaas oo kahowl gala magaalada Muqdisho.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.