KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Haween iyo dhalinyaro careysan oo taagan wadooyinka ayaa ku qasbaya dadka wata gaadiidka in ay iibsadaan sawirka R.wasaare Farmaajo isla markaana ay ku dhajiyaan wajahada hore ee gawaaridooda.
Dadka ayaa bogaadinaya darawlada gaadiidkooda uu ku dhaganyahay Sawirka R.wasaaraha.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.