KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka ayaa lasheegay in uu salka ku hayo aano qabiil oo kabilaabatay wiil dhalin yaro ah oo kamid ahaa raga Shabaabku marin habaabiyeen oo isbuuc kahor isla kooxa kale oo Shababka katirsan ay khaarijiyeen.
Wararka laga helayo Qooqani ayaa waxa ay sheegayaan in kooxihii dagaalamay ay wali isbu bira tumanayaan oo mid waliba uu wado abaabul dagaal inkasta oo qaar kamid ah wakiilada Shababka ee Jubooyinka ay isku dayayaan in ay arinta hoos u dhaqaqan.
Kooxda Shabaab ayaa wixii ka danbeeyay dagaalada ay ku jabeen ee dowaladu uga furtay gobalada dalka waxa ay bilaabeen in ay qabiil qabiil isu u gaarsadaan, taas oo muujineysa fashilka xad dhaafka ah ee kooxda soo wajahay.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.