KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Kunteenarada ayaa ladhigay iliinka hore ee warshada Taraqa iyo Sigaarka oo kaabiga ku heysa dhismaha wasaarada Gaashaandhiga oo ay AMISOM saldhig weyn ku leedahay, waxaana dadka deegaanku sheegayaan in kunteenarada carro laga buuxiyay.
Kooxda Shabaab ayaa waxa ay hoos ka qodaan wadooyinka, si gaadiidkii kor maraahi uu ugu dhoco, waxa ay ku xiraan sidoo kale Kunteenarro, qaarkood miino ayeey gelshaan iyaga oo intaas oo dhan u yeelaya in ay iska hakiyaan duulaanka dowalda iyo AMISOM, hasa yeeshe waxaas oo dhan marka dagaal dhoco waxba kama celiyaan oo waxaa dowalda iyo AMISOM aay dar dareen gooba badan oo horay Shbaabku wadooyinkoodii u jareen.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.