KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shacabka qaar kood waxa ay sheegayaan in ay yihiin dadkii ku dhashay degaanka xiligaan lagu hayo xafadahooda bur burin.
Hadafka bur burinta ay kooxdasi habka beel u abaabulan ayaa la sheegay in ay tahay qaar kamid ah xafadaha Kismaayo oo ah kuwo istiraatiiji ah.
Dadka degaanka waxa ay leeyihiin”manaqaano hadii xafadaha nagala bur buriyo meel aan aadno”.
Maleshiyadasi ayaa iyada iska indha tiraysa dhibaatada shacabka balse waxa ay ku sii kordhinaysa dhibatada ay gaarsinayaan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.