KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ka dib kulan ka dhacay degmada Afgooye ayaa waxgaradka gobalkaasi waxay sheegeen xukuumada in dhibaatooyin badan ay ka jiraan gobalkaasi.
Mid ka mid ah waxgaradka ayaa xukuumada u sheegay in loobaahanyahay in ay gobalkaan ilaashato maadaama uu yahay gobal muhiim ah isla markaana laga fikiro maamulkiisa iyo waliba amaankiisa.
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay kulankaan ayaa sheegay in xukuumada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay soo dhowayso wax walba oo ay isku raacsanyihiin dadka gobalka, wuxuuna sidoo kale cadeeyay maamulka loo samaynayo gobalkaasi inuu noqonayo mid ka dhex imaanaya dadka gobalkaasi.
Keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.