KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Goobjoogayaal ku sugan Dubia ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in Soomaali ku qaxweyneysay maqaaxi ku taala bartamaha suuqa ay ku xoomeen labada nin kolkii ay aqoonsadeen, waxaana la tilmaamay in Iibi wajiga laga garaafeeyay isla markaana jug la gaarsiiyay.
Qorshaha Dubia ay u joogaan labada shaqsi ayaa lagu sheegay inuu yahay halkaasi in laga soo qaado lacag lagu iibiyo xildhibaanada si loo meel mariyo Shirqoolka kampala ee Shariifyada iyo Mahiga.
Kadib markii ay kacdoonada Muqdisho ka socda ee looga soo horjeedo shariifyada ay sii xoogeesteen ayaa waxaa la sheegay in Shariif Sakiin ay kacday sokor uu qabay lana dhigay Isbitaal, waxaana mudadaasi u xog waramayay isla markaana u aruurinaya qaabka ay wax u socdaan Iibbi.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.