Shariif Shiikhunaa: Annaga English hanala baro

MUQDISHO (KEYDMEDIA) - Taliyaha booliska dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Shiikhunaa Maye ayaa ka dalbaday midowga yurub iyo Amisom in ay kaalin ka cayaaraan qorshe booliska lagu barayo luqada Engslish-ka.
Warar Keydmedia Online

“ 30 Sarkaal hanaloo tababaro Dal iyo dibad meel ay ahaataba, waayo waa muhiim inaan barano luqada si aan ula macaamilno si toos ah dadka aan xiriirka leenahay”  sidaa waxaa yiri Taliyaha Booliska Shariif Shiikhunaa.

Hadalkan ayuu ka sheegay Munaasabada siminaar loogu xirayay saraakiil booliska Ka tirsan oo shalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

WWW.KEYDMEDIA.NET


    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.