KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Aqoonyahanada iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa si weyn u hadal haya safarada isdaba jooga ah ee shariif Xasan, waxaana dadka ay si weyn u hadal hayaan kulankii 28-kii bishan dhex maray madaxweynaha Iiraan iyo gudoomiyaha Baarlamaanka..
Socdaalada Shariif xasan iyo kulamada uu la leeyahay madaxda Caalamka ayaa la aaminsanyahay in ay ku qotamaan dhaqaale aruursi iyo waliba isaga oo damacsan inuu fashiliyo dowladda xiligan jirta ee shariif Shiikh Axmed uu madaxda ka yahay.
Kulmada diblomaasiyadeed ee shariif Xasan ayaa sharciyan ah kuwii looga baahnaa in ay fuliso wasaaradda arimaha dibada, waxaana muuqaneysaa shariifka inuu ku dhaqaaqay talaabooyin uu iskiis u go’aansaday.
Www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.