Sheekh Cali Dheere” Cabdi Faarax Shirdoon Waxba Kagama Duwana Ra’iisul Wasaarayaashii Hore”

Muqdisho (KON)- Isagoo wareysi siinayay Wakaalada Wararka ee Reuters Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) Afhayeenka kooxda Shabaab ayuu sheegay in magacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr Cabdi Faarax SHirdoon (Saacid aysan waxba ka duwaneyn Ra'iisul wasaarayaashii hore, waxaana uu sheegay inay sii xiijinayaan dagaalada ay kula jiraan Xukuumad kasta oo la soo dhiso, sida uu hadalka u yiri.
Warar Keydmedia Online

"Magacaabista ninka cusub ee Ra

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.