KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa xalay waxaa ku soo booday xanuun ka dibna saaka ayaa laga soo qaaday magaalada Guriceel wuxuuna ku geeriyooday ugu danbayntii isbitalka xalane eek u yaala magaalada Muqdisho.
Arintaan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, wuxuuna sidoo kale geerida masuulkaan uu kaga tacsiyeeyay dhamaanba shacabka Soomaaliyeed.
keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.