Shiikh Atam oo u talaabay J.hoose

NAIROBI(KEYDMEDIA) Xog ay heshay keydmedia ayaa sheegaysa in wadaadka lagu magacaabo Max’ed Saciid Ata m uu iminka u talaabay Dhanka gobalka J.hoose oo ay ku sugan tahay kooxda shabaab taasoo si cad daboolka uga qaadeysa xiriirka Atam iyo Shabaab.
Warar Keydmedia Online

Soo shaac bixida xogta ku saabsan in Atam uu J.hoose u talaabay ayaa ku soo beegantahay xili la hadal hayay wadad hadal u dhaxeeya kooxda Atam iyo Faroole, waxaana marka fakarkan la qiimeeyo muuqaneysa in Atam aanu qeyb ka aheyn wada hadalka.

Dagaalka u dhaxeeya Atam iyo Faroole ayaa ahaa mid mudooyinkanba soo socday, waxaana dhinacyada mudadii ay dagaalamayeen kala gaaray qasaaro kala duwan.

 WWW.keydmedia.net

 

 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.