Shiikh Ciise Dalabeey “Shariif Xasan Maxkamad hala saaro”

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha Guurtida Siyaasadda Beelaha Hawiye Shiikh Ciise Axmed Dalbeey ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay Maxkamad cadaalad ah Saarto gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan.
Warar Keydmedia Online

"Dhibaatooyinka Dalka ka jira oo dhan Shariif Xasan ayaa ka mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.