KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shaqada Garoonka ayaa la joojiyay kadib markii uu shilka dhacay, waxaana socda dedaallo diyaaradda Air Djibouti meesha ay ku degtaan diyaaradaha looga jiidayo.
GAROOWE, Soomaaliya - Garoonka magaaladda Garoowe, ee xarunta Maamulka Puntland waxaa ka dhacay saakay shil diyaaradeed, oo aan geysan wax khasaaro ah.
Diyaaradda Air Djbouti ayaa markii ay kusoo degaysay Garoonka u baxday lug, kadibna ay ku degtay xabadka, iyadoo ay saarnaayeen dad badan oo rakaab ah, kuwaasoo ka yimid Jabuuti iyo dalal kale.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.