KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shilka ayaa waxaa ku geeriyooday 1 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 6 kale, waxaana gaadiidka isku dhacay kala watay taliyaha ciidamada Badda Faarax Qare iyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.
Askarti shilka ku dhaawacantay ayaa loo cararay isbitaalada Magaalada Muqdisho halkaasoo iminka lagu dabiibayo.
Gawaarida isku dhacday ayaa waxa ay kala ahaayeen Cabdi Bile iyo Rooneed waxaana gaariga C/bilaha ah lahaa Taliyaha ciidamada badda Faarax Qare.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.